Wararkii u dambeeyey xiisadii caawa ka taagneyd Muqdisho & Ciidamadii DF oo..

Xiisadii caawa ka dhalatay weerarkii DF damacsaneyd iney ku qaado Saadaq John iyo ciidamadiisa ayaa qabowday saqdii dhexe markii dib loo soo celiyey ciidamadii Haramcad ee howlgalkaas fulin lahaa. Saadaq John oo watay ciidamo fara badan iyo gaadiid dagaal ayaa caawa saldhigtay degaanka Shiirkole oo ku dhow Wasaarada Gaashaandhiga Somalia. Ciidamo ka tirsan kuwa Haramcad … Continue reading Wararkii u dambeeyey xiisadii caawa ka taagneyd Muqdisho & Ciidamadii DF oo..